Wararka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo xilka u kala wareejiyay ku-simihii taliyaha ciidanka Asluubta iyo taliyaha...

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xilal u kala wareejiyay kusimihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Abdikarim Ali Afrah iyo...

Guddoomiyaha maxkamadda sare oo hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle

0
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamuud Gacal uu madaxweynaha...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga.

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga. Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay'adda Socdaalka Adduunka (IOM Somalia) Farantz...

Faah-faahinta khasaare culus oo ka dhashay dagaal Khawaarijta ku dhex maray deegaan ka tirsan...

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ku dhexmaray deegaan hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dagaalkan oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Hirshabeelle

0
-Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Hirshabeelle Madaxweynaha Dowadda Goboleeeka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay Qodobka 51aad ee Dastuurka Dowladda Goboleedka...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed

0
)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Madaxtooyada maamulkaas ku qaabbilay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamarreeb, waxaana...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Warqada...

Maxkamadda Ciidamada ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka...

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa si...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya...