Wararka

COLAADAHA IYO NOLOSHA QOYSASKA DAN YARTA AH.

0
Goobaha ay ka dhacaan dagaalada waxay galaaftaan nolosha deegaanka waxay joojiyaan ganacsiga, waxbarashadda iyo adeegyada caafimaadka. Dhammaan bulshada isku si ayuu u saameeyaa, haddane waxaa...

KHAWAARIIJ IYO DUUL GARDARANBA LOOMA GARAABO.

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la dhaafay waxaa bulshada soomaaliyeed dhexdooda ku batay gafafka, gabood-fallada, qardoofoonka, handadaadaha, dilalka arxan-darrada ah, boobka iyo dhaca xoolaha,...

BISHA SOON WAXAA KU DHAN KHEYRKA DHAMAANTIISA

0
Bishan waxaa  ku idil kheyr dhammaantii, waxay muslimiinta u leedahay macno gaara, waayo waxay xambaarsantay fadli dheeraad ah oo bilaha kale uga horreyso, waa bil...

GANACSIGA KU DHISAN ISKAASHIGA IYO SAAMIYADA EE SOOMAALIDA

0
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...

FATAHAADIHII GOBOLADA KA DHACAY OO SAAMEEYEY MACIISHADA.

0
Gobolada dalka qaar waxaa Ka curtay roobkii gu’ga ahaa oo in muddo ah ay sugayeen bulshada Soomaaliyeed muddo ayey lasoo daala dhacaayeen abaaro baahsan...

DEGENAANSHAHA IYO NABADDA OO KAALIN LA TAABAN KARA KU LEH KOBOCA DHAQAALAHA

0
Nabaddu waxay u leedahay noolaha guud ahaan ahmiyad gaar ah oo ay ku negaadaan . Marka uu degenaanshuhu yahay mid wacan oo ay jirto isu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fursad siiyay dhallinyarada ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab in ay ka soo noqdaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fursad siiyay dhalinyarada ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab in ay ka soo noqdaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeeray xerada Hiil-weyne oo lagu diyaariyay ciidamo ka qayb qaadanay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Seerbiya oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal

0
Dowladdaha Soomaaliya iyo Seerbiya oo kawada hadlay xoojinta iyo iskaashiga adkeynta iskaashiga iyo xiriirka wax wada qabsi ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Seerbiya. Ra’iisul Wasaaraha...