Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay go’aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay go’aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Dalka Finland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Mohamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka Finland Pekka Haavisto oo...

Wasiirka Arrimsha dibadda XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Dalka Finland

0
Wasiirka Arrimsha dibadda Soomaaliya XFS Mudane Abshir Haruuse ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka Finland...

Soomaaliya oo loo doortay xilka hay’adda African Risk Capacity ee Midowga Afrika

0
Soomaaliya ayaa loo doortay qabashadda xilka Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity oo Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha...

Hey’adda MSF oo badbaadisay 440 muhaajiriin oo ay ku jireen Soomaali

0
Hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa biyaha caalamiga ah ee badda u dhow Malta ku badbaadiyay 440 tahriibayaal ah oo la...

Daadadka ka jira Bariga Afrika oo hoos u dhigay rajadii dadka

0
Roobab mahiigaan ah iyo daadad ayaa baabi’iyay guryo iyo xoolo ku noolaa miyiga Itoobiya iyo Soomaaliya, taasoo meesha ka saartay rajadii laga qabay in...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaadtay madaxda hay’adaha DRC iyo IMC

0
Madaxweynaha dowladda gobolkeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kula la qaatay Wafi ka socday Hay’adaha Caalamiga ee DRC iyo IMC oo soo gaaray Jowhar. Wafdigaan oo...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

0
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta,...

Jaamacadda Qaahira oo bilaabaysa barashada Af-Soomaaliga

0
Xarunta barashada luqadaha Afrika ee hoos tagta Jaamacadda Qaahira ayaa sheegtay inay billaabeyso koorso lagu baranaayo luqadaha ugu waaweyn uguna faafintaanka badan Africa,Luqadaha lagu...

Dowladda Soomaliya oo qaadaysa wejigii labaad oo hawlgalka ka dhan ka ah khawaarijta

0
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ah malleeshiyada Khawaajita Ee...