Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo deegaanno hor leh kala wareegay Khawaarijta Al-shabaab

0
Howlgal uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta ka billoowday deegaanno dhaca koonfurta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu...

Wasiirka waxbarashada XFS oo booqday safaaradda JF Soomaaliya ee dalka Hindiya

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Faderaalka Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda JF Soomaaliya ee magaalada New Delhi ee...

Sidee ayuu noqon doonaa howlgalka wadajirka ah oo ay fulin doonaan ciidamada dalalka safka...

0
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militeri oo ka socta, Ethiopia,...

Maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda IOM oo ka wada hadlay sidii shaqa abuur loogu...

0
Agaasimaha Waaxda Xariirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Kuxigeenka...

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo kulan fogaan-arag ah la qaatay Mas’uuliyiin sare oo...

0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey’adaha Hantidhawrada guud ee Afrika...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaare kuxigeenkii hore ee dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Arrimaha Bini’aadannimada ee ka dhacay Geneva

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimillada, Aadam Aw Xirsi iyo guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Mudane; Maxamud Macallin ayaa shirka Arrimaha...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka tacsiyeeyey geerida wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Haruuse, ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Allaha u...

Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka oo ku baaqday in la yareeyo xiriirka Shiinaha

0
Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Analina Baerbock, ayaa ku baaqday in la yareeyo khatarta ka imaan karta xiriirka Shiinaha, iyada oo ka hadlaysa shirka wasiirrada...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf. Ra’iisul Wasaaraha...