GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO KULAN LA QAATAY KU-XIGEENKA ERGEYGA GAARKA EE XOGAHAYA GUUD...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...
Boliiska degmada Yaqshiid oo gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan
-Ciidammada Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay laba ruux oo hubeysan, kuwaas oo taliska Booliiska sheegay in ay ahaayeen Burcad...
Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraalle oo gaarey degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraalle (Raaxeeye) oo kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray furimaha dagaalka ee deegaannada hareeraha Wabiga Shabeelle ee dhaca Koonfurta...
Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay labo dhagar-qabe iyo hub ay wateen
Muqdisho(Wargeyska):-Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Saldhigga degmada Xamarweyne ku soo bandhigay laba dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab iyaga iyo hub ay wateen.
Labada dhagar-qabe ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamse oo ka guddoomay wasaaradda amniga gudaha ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023 ee wasaaradda amniga gudaha Wasiiru...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Booqasho Todobaad ah uga bilaabatay...
Islamabad- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa booqasho todobaad ah...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka
Jowhar- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo...
Madaxweyne Xasan sheekh oo hambalyo u diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Saraakiisha,...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay Wakiilka Hey’adda Qaxootiga Aduunka (UNHCR) u Qaabilsan Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Hey’adda Qaxootiga Aduunka...
