Wararka

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay 600 oo shabakadood kuwaas khawaarijtu ku baahin jireen falalkooda gurracan

0
Dowladda Soomaliya oo ku dhawaaqday in ay hawada ka saartay in ka badan 600 oo shabakado warbaahineed,shabakadahan ayaa ahaa kuwo kooxa khawaariijtu ku baahiyaan...

Xuska 20-ka Disembar ee Maalinta Ciidanka Boliiska (warbixin)

0
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo gaarey Magaalada Baydhabo

0
Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta...

15 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab oo lagu dilay weerar diyaaradeed

0
15 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay sameyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee Africom  ka oo laga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo saxaafadda ku boorriyay in ay door muhiim ah ka qaataan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku boorriyay saxaafadda Soomaaliyeed in ay door nadiif ah, oo xaqiiqada ku saleysan ay kaga...

31 badmaax oo ku maqan markab dagaal oo ku qallibmay Thailand

0
Ciidamada badda ee Thailand ayaa sheegay in ay maqan yihiin 31 badmaax ,a dib markii markab dagaal oo ay la socdeen in ka badan...

10 Qodob oo sharci ah kuna saabsan sida loo weriyo wararka agagixisada la xiriira

0
Hadafka ururada argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof ama bulsho in ay...

Wasiirada HirShabeelle oo ansixiyey miisaaniyadda 2023-ka, kana hadlay dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Xukuumada ayaa ugu horeyn lagu dhaariyay xubno kamid...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kormeeray Xarunta SNTV Ee London

0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo howlo shaqo u jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa booqday xarunta...

Xulka Qaranka Argentine oo ku guulleystay Koobka Adduunka 2022

0
Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii ciyaar gaartay Gool-ku-laad 4-2 kaga adkaatay...