Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 60 qof oo cusub ay ka bogsoodeen cudurka Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 60 qof oo cusub, taasi oo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Wasiirka cusub...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xulka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda...
Saraakiil ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar loo soo xiray
Tababar ku saabsan baarista dukumiintiga safarka (Baasaboor iyo Fiisaha) iyo hubinta qofka ku safraayo lahaanshihiisa dukumiintiga safarka ayaa maanta loogu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho...
Taliska Booliska oo baaraya Kiiska Marxuumad Rumaan Cabduqaadir Maxamuud
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaan kiiska Marxuumad Rumaan Cabduqaadir Maxamuud oo ahayd 14 jir, kuna dhalatay magaalada Muqdisho, taasi oo...
Guddiga Qaranka ee tacliinta sare oo soo bandhigay liiska Jaamacadaha ka gudbay qiimeynta 1aad
Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa waxay soo bandhigeen magacayada jaamacadaha dalka ee ka gudbay wajiga 1aad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha...
Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada K/Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland Lafta-gareen ,Qoor-qoor,iyo Axmed Madoobe ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho,si ay uga qeybgalaan Shirka Wadatashiga ee la...
Wasiirka Wasaaradda qorshaynta Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda Qorsheynta Galmudug.
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta maamul goboleedka Galmudug,Gudoomiyaha Caasimadda maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda Qorsheynta Galmudug.
Mashruucan oo uu maalgalinayo...
Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in ay isu keento beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan
Kulan xal loogu raadinayo colaad u dhexeysa beelo walaalo ah oo beryahan ka jiray gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa hadda ka socda...
AMISOM oo dayactir ku sameysay garoonka diyaaradaha ee Jowhar
Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar.
Dharer 3km iyo balac 30...
Madaxweyne Lafta-gareen oo Muqdisho soo gaaray
Maxadaweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliye Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho...










