Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Rooble oo warbixin ka dhagaystay Guddiga Doorashada Heer Federaal

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT), taas oo ku saabsan...

WARGELIN MUHIIM AH

0
Wargalin muhiim ah: Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay ku wargalineysaa dadka degan dhulka War-laliska ee radio Muqdisho ee degmada Deyniile in ay uga...

Tababar ku saabsan sugida amniga doorashooyinka golaha shacabka oo ka furmay Bosaaso

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta tababar ku saabsan sugida Amniga doorashooyinka Golaha shacabka ka furay Magaalada Bosaaso. Tababarkaan oo...

tababar ku saabsan sugida amniga doorashooyinka golaha shacabka oo ka furmay Bosaaso

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta tababar ku saabsan sugida Amniga doorashooyinka Golaha shacabka ka furay Magaalada Bosaaso. Tababarkaan oo...

Turkiga ayaa ugu baaqay dalalka G-20 inay qaadaan tallaabooyin dheeraad ah oo...

0
Afhayeenka baarlamaanka Turkiga Mustafa Sentop ayaa so jeediyey in dalal G-20 masuuliyad dheeri ah iska saaraan xal u helista isbedelka cimilada, afhayeenka ayaa  shir...

Sacuudiga oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

0
Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Mudane Axmed bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan, Binu...

Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay taliyaha howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo saraakiil kale. Kulanka ayaa...

maamulka gobolka banaadir oo xarig kajar ku sameeyey wadooyin dib u dhis lagu sameeyey.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami ah oo isku xirta...

Duqeyn Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla Sacuudiga

0
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarro lagu qaaday garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Jizaan oo u dhow...

Mareykanka oo ku baaqay in dib loogu laabto wadahadaladii Niyuklerka ee lala galay Iiraan

0
Af-hayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Ned Price ayaa warbaahinta u sheegay Khamiistii in Washington ay diyaar u tahay inay sii waddo wada-hadallada isla marka Tehran...