Wararka Gudaha

Safiirka Soomaaliya ee Biljam oo warqadihii aqoonsiga guddoonsiiyay madaxda dalkaasi

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku...

Madaxwaynaha Galmudug oo caawa Shir Deg Deg La yeeshay Golahiisa Wasiirrada

0
DHUUSO-MAREEB- Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo caawa ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DGM. Kulanka ayaa diirrada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho rasmi...

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka oo gaaray Kismaayo

0
-Xubno ka mida ah Guddiga Xallinta Khilaafadka doorashooyinka heer Federaal ayaa gaadhay magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland. Xubnahan oo kala ah Burhaan Cilmi...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudune Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha...

Wasiirka gaashaandhigga oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Itoobiya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Itoobiya. Wasiirka ayaa Shaqaalaha Wasaaradda oo uu ugu...

Qadar oo kordhisay taageeradeeda Soomaaliya

0
Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay sare uqaadday taageeradii iyo xiriirkii walaaltinimo ee kala dhaxeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Bayaan ay fadhiga 48-aad ee golaha...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellada hoose

0
Ugu yaraan laba xubnood oo ka tiranaa Argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay tiro intaa ka bandanna waa lagu dhaawacay, kadib markii ay kooxda nabad-diidka...

Wasiir Beyle oo Doxa kula kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar

0
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Ganacsiga, ahna ku simaha...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shir guddoomiyay kulanka amniga

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga.. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa warbixin ka...