MAXAA LAGA BARTAY DOORASHADII DALKA EE 2017
In ka badan 180 Xildhibaan oo ku kulmay Hoteelka SYL Sanadkii 2017- ayaa balanqaad usameeyay Madaxweynahii hore Xasan sheekh Maxamuud oo xilligaa ahaa Musharax...
MAALMAHA CIIDU AL-ADXAA
Umadd kasta oo caalamkaan ku noo kuwaasi oo aaminsan caqiido sidaydoonto ha'ahaate waxay leeyihiin maalmo farxadeed, umadda muslimka ah silamida sidaas waxay leeyihiin maalmo...
WAAXDA QORAALKA IYO WARGEYSKA OO MUNAASADDA IIDUL ADXAA UGU HAMBALYEYNEYSO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED
Maamulka iyo Shaqaalaha Waaxda Qoraalka iyo Wargeysyada ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay Hambalyada munaasabadda Eidul Adxa awgeed udirayaan Madaxda Qaranka, Shacabka Soomaaliyeed...
Kuuma aanan guursanin inaan kula ciyaaro
Waxay is guursadeen sheeko jaceyl oo qurux badan kadib, labo todobaad markay wada joogeen ayuu ninkii u soo toosay si uu shaqo tago. Musqusha...
Sidee ayey Argagixisada Alshabaab Warbaahinta ugu adeegsadaan marin habaabinta Bulshada?
Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed waxa ay xasuuq ba’an ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Guryaha Soomaaliyeed badankood waxaa gaaray xanuunka geerida oo ay sabab u ahaayeen...
BURBURKA GEESKA AFRIKA MAAHAN MID SHALAY BILOWDAY
Burburka Geeska Afrika wuxuu ka soo bilowday markii ay sanadkii 1977 foodda is dareen labadii kacaan ee ka dhisnaa Soomaaliya iyo Itoobiya si loogafaa’iideysto...
26-KA JUUN MAALINTA XORNIMADA GOBOLLADA WOQOOYI (WARBIXIN)
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh, waxayna qiimahaasi ku...
GANACSIGU WAA FAA’IIDO MARNA WAA QASAARO
Ganacsatada loo yaqaanno waratada waxa ay ka mid yihiin ganacsatada yar yar waxaana sida badan ku howlanaan jiray Haweenka oo badanaa soo bandhigi jiray...
GANACSIGU KOW IYO LABO MAAHAN
Magaalooyinka, waxaa xarumo ku leh dowladda, hay’ado iyo shirkado gaar ahaaneed sidaa darteed ayey ugu mehrado badan tahay goobaha kale.
Dadka magaalooyinka deggan way ka...
WADDANIGU MAGAC BUU HELAA
Waddaniga waa ruux u taagan horumarka dalkiisa iyo dadkiisa .
Hankiisu ma aha boob iyo hanti lunsasho wuxuuna isha ku hayaa difaaca dalkiisa iyo dadkiisa...