Warar Dheeraad ah

Wasaaradda Beeraha oo Kulan Dhiirigelin ah u Qabatay Dhalinyarada Barata Cilmiga Beeraha ee Jaamacadaha...

0
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS. ayaa muqdisho qabatay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah ardayda dhigata cilmiga beeraha...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Hambalyo u Dirtay Saxaafiyiinta Soomaaliyeed

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo bahda warbaahinta guud ahaan, munaasabadda Maalinta...

Xildhibaanadii golaha shacabka ee laga hakiyay fadhiyada golaha oo dib loogu fasaxay

0
Warqad kasoo baxday xafiiska ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa xildhibaano ka tirsan Golaha dib...

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga” “In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay dagaalkii ka...

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Abuukar Macallin ayaa ka warbixiyay weerar fuleynimo ah oo cadowga Khawaarijta shalay ku soo qaadeen deegaanno ka...

Cayaaraha

MUUQAALLADA

Maqaallada

Faallooyinka

SAWIRRO: Degmooyinka Kaaraan iyo Hodan oo ay ka socota diiwaangelinta codbixiyaasha

Degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan Kaaraan iyo Hodan ayaa saakay looga dareeray diiwaangelinta cod bixiyeyaasha doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka, iyadoo boqolaal...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mr. Lionel...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha Guga ee IMF...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed H. Shire, ayaa ka mid ahaa wafdiga rasmiga ah...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada...

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Gu’ga sanadlaha ah ee...

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaalkacyo ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Sulayman Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Hay’adda GIST oo ka howl gasha...