Wararka

Madaxweynaha Ruushka oo qorshaynaya in la hagaajiyo xidhiidhka Ruushka iyo Maraykanka

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu qorshaynayo sidii loo  hagaajin lahaa xiriirka Ruushka  iyo Maraykanka marka uu shir madaxeedkiisa ugu horeeya  uu la...

Howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Sh/dhexe

0
Iyadoo maalmahi la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay howlgal ka sameeynayeen degaanka Warta-Jilable ee gobolka Shabeelaha dhexe, halkaasi oo lagu dilay ku dhawaad...

Maleeshiya ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay dagaal ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe

0
ILAYSKA DALKA:-Iyadoo maalmahi la soo dhaafay ciidanka xoogga dalka ay howlgal kasameeynayeen degaanka Warta-Jilable ee gobolka Shabeelaha dhexe, halkaasi oo lagu dilay ku dhawaad 100...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

0
Wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay furumaha dagaalka ayaa ku Amaanay ciidanka xoogga dalka guulaha ay...

Madax ka tirsan Gaashaandhigga oo ka qeyn galay aaska saraakiil ka tirsan ciidamada

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen aas qaran oo muqdisho loogu...

Taliska Mareykanka Afrika oo wada qorshe si daahfurnaan ah loogu tebinaayo waxyeelada rayidka

0
“Waa muhiim inaan ilaalinno daahfurnaanta howlgallada ee dhinaca tabinta khasaaraha shacabka ka soo gaara dagaalada iyo duqeymaha,” ayaa lagu yiri warbixin uu soo saaray...

Qaramada Midoobay: In ka badan 2.73 milyan oo Soomaali ah oo wajahaya xaalad cunto...

0
Abaaraha iyo roob yarida ka jirta Dalka Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof in ay soo wajahan dhibaatooyin dhanka...

Wasaaradda howlaha guud oo ka warbixisay halka uu marayo mashruuca dib u dhiska waddooyinka...

0
Baladweyne- Wasaaradda howlaha guud ee DFS ayaa wadda u diyaargarowgii ugu dambeeyay mashruuc dib loogu dhisayo qaar ka mid ah waddooyinkii uu burburka soo...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daahfuray qorshaha fayo-dhowrka caafimaadka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir (Cumar Filish) ayaa Maanta daahfuray Qorshaha Fayo-dhowrka Caafimaad Dowladda Hoose ee Xamar, Bad-Qabka dadka u adeega Bulshada iyo Bixinta Buuga Caafimaad. Munaasabadaan...

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta ku wajahan magaalada Jowhar iyo Wafdi hordhac u...

0
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno hordhacna u ah socdaalka Ra’iisal wasaare Rooble ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar...