Wararka

Gudidda hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeen

0
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi/Soomaliland oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo Guddoomiyaha Gudidda cod gacan...

DAL WALIBA WAA DADKIISA

0
Ma ka fikirtay dalalka caalamka sida ay kala yihiin, kuwo waa qani, kuwo waa faqiir, kuwo waa barwaaqo, kuwana dadka dhibaato ayey ku jiraan,...

Diyaaradaha Israa’iil oo maanta duqeeyay deegaanka Gaza

0
Diyaaradaha Israa’iil ayaa manta duqeeyay goobaha Xamaas ee Marinka Gaza ,iyaga oo ka jawaabaya gantaallo laga laga soo tuuray dhulka Falastiin, sida ay sheegeen...

 MAXAA KA TAQAANAA WADAJIRKA IYO SAAXIIBNIMADA?

0
Dunida waxaa ku nool in ka badan Toddobo bilyan oo Bini'aadam ah, kuwaa oo ku kala duwan diinta, wadamada, Qoomiyadaha, midabka, dhaqanka iwm. Haddaba waxaa...

NINBA TAAGTII HA TALLAABSADO

0
Waa oraah si aad ah u soo can baxday xilliyadii dagaallada iyo qalalaasuhu ka jiray dalka oo wax walba xoog ku xirnaayeen laakiin hadda...

SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN?

0
SOOMAALIDU FADHI KU DIRIRKA MAXAY KA HELAAN? Marka aad soo gasho gaadiidka dadweynaha ..marka aad labo ilaa saddex qof ku noqotaan gaari gaar ah oo...

KOR U QAADISTA TAYADA WAXBARASHADA WAA LAGAMA MAARMAAN

0
Muddooyinkan dambe waxaa dalka aad ugu soo batay tirade digsiyada iyo jaamacadaha kala duwan ee laga barto culuun ka duwan oo haddii si fiican...

GUUSHA DHINACA CILAAQAADKA XIRIIRRADA (QEYBTII 2-AAD)

0
  Waa taxanihii Afareyda Guusha oo qeybtiisa labaad uga hadleeno cilaaqaadka, ama xiriirka, (Qeybtii Labaad) Waa Afar Arrimood 1-Aqoonso kaalintaada:- Micnahu waa in aad fahamsan tahay kaalimaha aad...

TIIRKA -2AAD EE TIIRARKA ISLAAMKA SHAHAADATEYNKA KA GADAAL WAA SALAADDA

0
Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna la dheelmiyay, iyadoo habeenkaas, Shanta Salaadood ee Fadliga ah oo Ilaaheey (Swt) soo faray Rasuulkiisa...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan

0
Ra’isulwasaare ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guled  ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka kaas oo bangiga dhexe ee...