WARBIXIN: KU SAABSAN CUNTADA CARUURTA U WANAAGSAN
Dad badan oo waa weyn waxay dareemi lahaayeen caafimaad haddii ay cunista dufanka yareeysan lahaayeen.
Dufanka aan dhaqso u milmin waxaa laga helaa xoolaha. Dufankaa...
BARAHA BULSHADA GAAR AHAAN TIK TOK-GA OO ISU BEDDELAY BADEECO WAA TII BANAAN TAAL
Baraha bulshada ujeedkii ay ka lahaayeen khubarradii soo aliftay waxay ahayd si loo horumariyo arrimaha bulshada in la helo adeegsi baro bulshadu ay ku...
ISIR IYO ISLAAM NACEEBKA OO KU SII KORDHAAYO WADAMADA REER GALBEEDKA.
Inkastoo qarnigii tobnaad iyo wixii kadanbeeyey si caadi ah ay dunida oga jirtay is adoonsi iyo in laga ganacsado dadka adoomadah .
Sanadkii 1884kii ingiriiska...
KA FEEJIGNOOW CUDURKA DUUMADA AMA MALLAARIYADA
Duumadu waa cudurka afka qalaad lagu yidhaahdo (Malaria). Waana mid ka mid ah xanuunnada faa- fa ee loo yaqaan (infectious diseases), sidoo kale waa...
CAAWI MASAAKIINTA IYO DANYARTA OO HA U DEYMO LA’AAN
Waxaa ka soo kacnaa sariir raaxo badan oo dhex taallo qol qurux badan oo ku dhex yaallo guri ka sameysan dhagax, qaboojiye ka dhex...
Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hortagga faafitaanka COVID19.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu...
Isbedel lagu sameeyay maamulka Booliska Jowhar
Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xajaar ayaa soo saaray wareegto xilkii looga qaaday taliyahii saldhiga Booliska degmada jowhar,isla markaana lagu magacaabayo taliye...
Duulimaadkii ugu horreeyay ee sida shaqaale Afganistaan ah oo gaaray Mareykanka:
Duulimaadkii ugu horreeyay ee ay la socdaan dad ka badan 221 ruux oo isugu jiray shaqaale turjubaanno ah,qoysaskooda iyo kuwo kale,isla markaana ay ku...
R/wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska
R/wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble,ayaa magaalada Lomdon kulan muhiim kula qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska Mr.Dominic Raab
Labada mas’uul ayaa si...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka wada...










