Wararka

Xubno ka socda Guddida xalinta khilaafaad doorshooyinka oo u ambo baxay Garoowe

0
muqdisho (Ilayska dalka):. Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland. lix xubnood oo ka mid ah...

Xubin ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

0
Idiris Cabdullahi Macalin ,Magaciisa Afgarashada  ee Kooxda Argagixisada Al-shabab loo yaqaano (Food Cade )  oo Mudo 7-Sano ka Tirsanaa  Al-shabab ayaa Maanta  isku soo...

Israa’iil: Dunidu waa inay soo afjarto halista Iiraan iyo Xisbullaah.

0
Wasiirka Difaaca Isra’iil Benny Gantz, ayaa sheegay in Dowladda Iiraan ay tahay halista ugu weyn ee gobolka iyo caalamka intiisa kale. “Caalamku waa inuu soo...

Biden oo ku baaqay in dadka Afganistaan ay u dagaallamaan qarankooda.

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku boorriyay madaxda dalka Afganistaan iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ee dalkaasi inay midoobaan oo u dagaallamaan jiritaanka qarankooda. Hadaladaasi ayaa...

Qasaaraha dabkii ka kacay Algeria oo korodhay

0
Ugu yaraan dad gaaraya 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidamada dalkaasi ayaa geeriyooday, kaddib markii qeybo ka mid ah dalka...

Dowlada FS oo ku guuleysatay heshiisinta laba beelood oo ku dagaallantay Gedo

0
Taliyaha guutada 10-aad ee Ciidanka XDS gobolka Gedo, G/ sare Warfaa Sh. Aadan Faroole, Guddoomiyaha Degmada Dooloow Soomaaliya Cali Faarax Mire, guddoomiye degaanka Boholgaras...

Qeyb ka mid ah Guddida xalinta khilaafaadka doorshooyinka oo u safray Garoowe

0
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland. Ilaa lix xubnood oo ka mid ah Guddiga Xallinta...

Galmudug oo soo saartay liiska Iyo Jadwalka Doorashada Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi KaariyE (QOOR QOOR) oo soo saaray liiska 6ka mid ah Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee BFS. Sidoo kale...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo war ka soo saaray qoondada Haweenka ee matalaadda Siyaasadda

0
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saareen qoondada haweenka ee mataaladda Siyaasadda, ku sheegay inay laga maarmaan tahay...

Maamulka Gobolka Mudug oo ka hadlay labo qarax oo dad rayid ah ay ku...

0
Gaalkacyo-Guddoomiyaha Gobolka Mudug mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa sheegay in labo qarax oo ka dhacay duleedka deegaanka Bacaadweyne ay mid ka mid ah...