Wararka

Shil sababay dhimasho badan oo ka dhacay Hindiya

0
Ugu yeraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jiirey rakaab la socday bas marayay gobolka waqooyiga India...

Qaar ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Kismaayo u ambabaxay

0
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu horkacayo ayaa saaka ku wajahan Dowlad Goballeedka Jubbaland. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...

WararkaGudaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida oo magacaabay saraakiil baaraya kiiska Ikraan

0
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sadax Sarkaal oo ka kala Socda Xafiiska Xeer ilaalinta, Booliiska...

Maamulka Gobalka Banaadir oo shaaciyay xiliga la qabanayo Cayaarta Finalka ee Horyaalka Kubadda Cagta...

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska...

Dowladaha Labada Kuuriya oo dib u furayo khadadka isgaarsiinta ee ka dhaxeeyay labada Dal.

0
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay in dib loo furayo khadadka...

Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble

0
Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka...

Guddiga Doorashooyinka oo warbixin siiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo casho sharaf u sameeyey Ku-xigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya.

0
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland xalay Casho Sharaf ugu sameeyay iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee...

Duqa Muqdisho oo dardar gelinaya bilicda caasimadda

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray waddada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii...

Xudeyfi oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

0
Taliska Booliska Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa goordhow isku soo dhiibay Cabdirisaaq Cabdullaahi Maxamuud oo magaciisa Afgarashada uu Yahay (Xudeyfa). Xudeyfa wuxuu ka...