Abiy Axmed oo soo dhisay golaha xukuumaddiisa cusub
-Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen.
Saddex xubnood oo ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay magaalada Doha ee dalka...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda DFS ku leedahay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Mudane Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala...
Wasiirka shaqada oo daahfuray kulan looga hadlayay hirgalinta siyaasadda arrimaha bulshada
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada XFS Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta daahfuray kulan weyne looga hadlayay hirgalinta siyaasadda arrimaha bulshada .
Kulanka...
Bisha-casta Qadar oo howlo caafimaad ka billowday Soomaaliya
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Howlahan caafimaad oo ah...
Soomaali ku geeriyootay shil ka dhacay Mareykanka
Muwaaddin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaaladda Chicago, gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.
Maxamed...
Madax sar sare oo ka kala socda Maraykanka iyo Shiinaha oo maanta ku kulmi...
Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha Mr: Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga Qaranka ee dalka maraykanka...
Hindiya oo magdhow lacageed siinaysa ehellada dadkii u geeriyooday Covid-19
Go’aan ka soo baxay Xukuumadda Hindiya ayaa lagu sheegay in Lacag dhan $ 674 oo magdhow ah lasiinayo Qoys kasta oo qof ka mid...
Qaramada Midoobay oo ka arrinsanaysa xaaladda Itoobiya
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin ka siiyo xubnaha...
Sanad guuradii 5-aad ee aasaaska Hirshabelle oo la xusay
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Hirshabeelle.
Munaasabadaan lagu...
Duqa Muqdisho oo kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Safaarada Turkiya ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha...