Shacabka gobolka Baay oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay degaanno hoos taga...
Shacabka ku dhaqan gobolka Baay oo go’aansaday in ay iska dulqaadaan kooxaha Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaannada kala ah...
Guddoomiye Sheekh Aadan oo lagu soo dhaweeyay xarunta Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo weli ku guda jira booqashadiisa magaalada The Hague ee dalka...
Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay 55 Milyan oo dollar ku caawineyso Soomaaliya
Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, James Cleverly ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkan bixinayo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka...
Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay muwaaddinad ku xirnayd dalka Kuwait+Sawirro
Safaaradda JFS ee Kuwait oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSF, Taliska Guud ee Booliska JFS iyo Xafiiska Xeer Ilaaliayaha guud ee Qaranka ayaa ku...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga+Sawirro
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga, Mudane Mustafa Sentop, iyagoo...
Wasiirka Maaliyadda oo magaalada Washington DC uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hay’adda IMF...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, isaga oo ka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Magaalada Qaahira kulan kula qaatay Ardayda Soomaliyeed ee taqasuska Caafimaadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar kulan kula qaatay Ardayda...
Ciidamo loo diyaariyay xorreynta dalka oo ka amba baxay Muqdisho
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay xorreynta deegaannada ay heystaan Argagixisada.
Saraakiisha...
Ciidanka xoogga oo dilay 200 oo ka tirsanaa Argagixisadda Al-shabaab
Ciidanka Xoogga oo kaashanaya Kuwa deegaanka ee Macawisley ayaa dilay In ka badan 200 oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagixisadda ah ee Al-shabaab oo saakay...










