Duqan Muqdisho oo xafiiskiisa kula kulmay danjiraha Ethiopia e Soomaaliya+Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha dowladda Ethiopia...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgal lagu baacsanayao argagixisada ka wada gobolka Hiiraan
Ciidanka xogga dalka ayaa howl-gal lagu baacsanaayo kooxda nabad-diidka ah ka wada deegaanka Jicibow oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.
Ciidanka ayaa weerar...
Al-shabaab iyo Af shabaab waa shirko aan wax is dhaamin
Shucuubta Aadanaha waxaa dhab ah in haddii la saaro cadaadis adag, waxaa laga filaa in ay sameeyaan ka dhiidhin falalkaasi xun, markii ay u...
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo sheegay in ay soo saarayaan Qamandi ku filan
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Deegaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamandiga, Tulli Guuleed ayaa...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada iyo dhammaan Shacabka...
Wasiirka Gaadiidka XFS Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed...
- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Fardawso Cismaan Cigaal oo howlo shaqo u joogto dalka Canada ayaa kulan xog-wareysi ah la qaadatay jaaliyadda...
Wasiirka Amniga oo warbixino ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga iyo Booliiska
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf...
Waare” Nabad-diidka waqtigooda waa dhammaaday,”.
Madaxweynihii hore maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah siiyay SONNA, ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ee ka...
Dowladda Soomaaliya oo hawada ka saartay barihii faafin jiray farriimaha Argagixisada
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa shaaciyay in hawada laga saaray barihii ay Argagixisada ku baahin jireen...
Wasiirka Amniga oo warbixino ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga iyo Booliiska
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa...










