Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaamiya oo ka qeyb galay Shirka Maaliyadda dalalka Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Elmi M. Nur ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group 1) oo ah shir ay ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO JAAMACADDA NABADDA EE QARAMADA MIDOOBEY KA QAATAY SHAHAADADA SARE EE...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo qaatay shahaadada sare ee culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarka ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu ku bixinayso...

Afar dhagar-qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay howlgal qorshaysan oo ka...

0
Ciidanka gaarka ah ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Meertada 69-aad ee Hey’adda Caafimaadka adduunka

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa .agaalada Qaahira ee Dalka Masar kaga qeyb galay furitaanka...

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa kula kulmay madax ka tirsan Bankiga Adduunka

0
Guddoomiyah goboka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane,Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hogaamineesay...

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa kula kulmay madax ka tirsan Bankiga Adduunka

0
Guddoomiyah goboka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane,Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hogaamineesay...

Wafdi ay hoggaamineyso guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka oo gaartay Buulo burte

0
Wafti wasiirro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineeyso ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Sacdiyo Yaasiin...

Wafdi ay hoggaamineyso guddoomiye ku xigeenka 1aad BFS oo gaaray Buulo burte+Sawirro

0
Buulo-burte-(Wargeyska Dalka)-Wafti wasiirro iyo xildhibaano isugu jira oo ay hoggaamineeyso ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Sacdiyo...

Ergeyga gurmadka abaaraha oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan London

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan loogu qareemayay gurmadka abaaraha la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed...

Taliska Booliska gobolka Banaadir oo loo magacaabay taliye cusub

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye gaas, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u...