Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha cusub ee dowladda Jarmalka usoo magacaawday Soomaaliya, Sebastian Groth, oo...
Dhallinyaro hore uga soo laabatay fikirka Xag jirka ah ee Al-shabaab oo Dowladda Soomaaliya...
Dhuusamareeb- Tiro dhalinyaro ah oo hore uga mid ahaa kooxaha khawaarijta Al-shabaab, kuna yimid barnaamijka cafiska qaran ee isoo dhiibayaasha ayaa soo dhaweyn loogu...
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha oo la kulmay madax ka tirsan wasaaradda arrimaha...
Oslo- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan gurmadka abaaraha Md, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta booqasho ku tegay aqalka golaha Shacabka Norway...
Madaxweynaha Puntland iyo Ururrada siyaasadda oo isla qaatay go’aamo lagu dardargelinaya doorashooyinka golayaasha deegaanka
Garoowe- Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni aya kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda iyo guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, Kulanka ayaa ahaa is...
Shirka Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha oo kusoo idlaaday Washington
Waxaa magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka lagu soo gaba-gaboobeeyay shirkii gaar ka ahaa (Roundtable) ee Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha oo hoggaan ay...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Maraykanka...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Maraykankau qaabilsan Soomaaliya Ambassador...
Ciidanka xoogga dalka oo dilay 50-katirsan Maleeshiyada Al-shabaab
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan ku dilay 50 dhagar qabayaal katirsan nabadiidka Al-shabaab kadib markii ay maleeshiyaadka argagixisada isku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, islamaarkaana ku sugan...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo 20- tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa 20 tirsan maleeshiyada Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen.
Ciidanka Qaranka oo kaashanaya...
Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha Gariigga
Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen maydad cusub, ka dib markii laba doomood ay todobaadkii hore ku...










