Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo u dhoofay Ethiopia, si uu dhiirri-gellin ugu sameeyaan...
xulka qarankeenna ee 17 jirrada ah oo berri ciyaa kama danbays ah la leh xulka South Sudan
Wafdiga wasiirka waxaa ka mid ahaa Qaar kamid...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka oo digniin adag oo la xiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab u...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag oo laxiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab udirtay nootaayooyinka magaaladda muqdisho.
Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo kulamo la yeeshay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.
Ra’iisul Wasaaraha...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Addis Ababa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.
Ra’iisul Wasaaraha...
Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira...
Wasiir Dowlaha Caafimaadka XFS oo Kulan la qaadatay Wafdi ka socday Xafiiska Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ahna Ku-Simaha Wasiirka HE. Dr..Maryama Mohamed Hussein ayaa maanta Kulan laqaadatay Wafdi heer sara ah oo kasocday Xafiiska Soomaaliya ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo La Kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga Ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta kulan la qaatey safiirka dowlada Sacuudiga u...
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo xilka la wareegay
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Sareeyo Guuto...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo Maanta u ambabaxay Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Ethiopia, oo ay kaga...










