Wararka

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug oo ka tacsiyeeyey geerida Nabaddoon Maxamed Aadan Rooble “Xood

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa ka tacsiyey geerida ku timid Allaha u naxariisto Nabadoon Maxamed Aadan Rooble “Xood” oo saakay ku...

Wasiirka Ganacsiga XFS iyo Safiirka Turkiga oo ka wadahadlay heshiisyo khuseeya dhaqaalaha iyo Ganacsiga

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay Kiisas cusub oo Covid-19

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xogta COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19...

Qoysas ka soo barakacay Argagixisada Al-Shabaab oo xaalad adag wajahayo

0
Muqdisho-Boqolaal qoys oo ay kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab ku qasabtey in ay isaga tagaan deegaanadii ay ku noolayeen ee koonfurta gobolka Mudug iyo...

Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Abdi Sheikh oo...

Meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab oo la soo bandhigay

0
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Sh.hoose ka tirsan ayaa soo bandhigay meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab...

Maamulka degmada Gaalkacyo oo wado olole lagu soo celinaayo bilicda magaalda Gaalkacyo.

0
Olalahan oo qeyb ka ahaa bur burinta dhismayaasha sharci darada ah oo uu maamulka dagmada Galkacyo ee  Galmudug usoo bilaabay 6dii bishii maarso ee...

Duqa Muqdisho: Argagixisadu waxay si bareer ah uga soo horjeedaan nolosha iyo horumarka ummadda...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii xalay ka dhacay degmada Shangaani. Inaa Lillaahi Wa...

Ciidanka Xoogga oo la wareegay fariisimo ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

0
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa cagta mariyey fariisimo kooxaha Khawaarijtu ay ku lahaayeen deegaano dhanka koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada ayaa burburiyay fariisimo gabbaad u...

Taliska Ciidanka Xoogga oo sheegay in tiro badan oo argagixiso ah lagu dilay Gobolka...

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay dagaalkii saaka ka dhacay Bariire iyo Awdheegle ...