Wararka

Tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo sii korodhey

0
Iyadoo ay sii kordheeysa tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, barqanimadii Isniintii la soo dhaafay, ayay sheegayaan shaqaalaha samatabixinta iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Rome

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo...

Wasiirka Haweenka XFS oo ku wareejisay Wasiirka Amniga Jubbaland raashin loogu tala galay ciidamadda...

0
Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhawaan gaartay Jubbaland ayaa ku wareejisay wasiirka amniga ee...

Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka dowladda Thailand ee Soomaaliya oo ka wada hadlay la...

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mira dhal ah la qaatay safiirka cusub...

Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada...

0
Kampala- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriradda Rwanda u fadhiya...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Bulluuga XFS oo kulan la yeeshay guddiga Beeraha iyo Xannaanada...

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay guddiga Beeraha, Xanaannada Xoolaha iyo...

Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada ee Aqalka sare oo kala hadlay Wasiirka Caafimaadka XFS horumarinta...

0
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu...

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimahada dibadda oo kalun la yeeshay safiirka dowladda Qatar...

0
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda  Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamse Aadan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda danjiraha...

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada...

Xuska Sanadguuradii 46-aad ee asaaska Isbitaalka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
Munaasabadda sanad guuradii 46aad ee aasaaska Isbitaalka Weyn ee Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir iyo soo bandhigidda waxqabadka afartii sano ee ugu dambeysay ayaa...