Wararka

Madaxweynaha DFS oo tacsi u diray shacabka Chad iyo dawladoodda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane, Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad geerida Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii dhaawac...

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo shir-guddomiyey kulan amniga looga hadlayay

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka K/G, oo todobaadkan ka Qayb...

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Shir Gudoomiyey Golaha Amniga Ee Dawlad Goboleedka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo todobaadkan ay ka...

Ganacsato Kasoo Jeeda Magaalada Cadaado Oo Mashiino Caafimad Soogarsiyay Isbitalka Guud Ee Magaalada.

0
Mashiinadaan oo kakooban sheybaro casri ah raajo Ogsijin iyo matoor weyn ayay ku wareejiyeen Isbitaalka guud ee magaalada cadaado ganacsato katimid magaalada muqdisho ee...

Horjoogayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeeyn kadhacday Gobolka Shabeelaha hoose.

0
  Duqeeyntan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibadooda caalamka ayaa waxaa lagu dilay sadax horjooge oo katirsan maleeshiyaadka argagixisada Duqeeynta maqribnimadii caawa kadhacday...

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magalada Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo ee  Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hogaamineeyso wasiirka Wasaaradda Gargarka iyo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo kulan la yeeshay madaxdii guddiyada doorashooyinka dalka

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Tuunis kala hadlay iskaashiga labada dowladood

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq  Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tuunis, Mudane Cismaan al-Jarandi. Labada...

Wasiirka Howlaha guud oo heshiis ku saabsan qandaraas bixinta dhismaha waddooyinka la saxiixday shirkadda...

0
Wasaaradda Hawlaha guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha waddooyinka isku xira gobolada dalka ayaa maanta waxaa ay kala...

ururka Iskaashiga Islaamka oo Deeq raashin ah gaarsiiyay Gaalkacyo

0
Maamulka degmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka...