Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulmaya
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee...
Xuska maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka ee Ciidanka Xooga,...
Doorka warbaahinta qaranka ee gurmadka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horayso Wakaaladda Wararka ee SONNA,Telefishinka Qaranka, Radio Muqdisho iyo Wargeyska dalka ayaa door weyn ka...
Madaxweynaha Shiinaha oo lagu wado in bilaha soo socda uu booqdo Moscow
Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa isku diyaarinaya inuu booqdo magaalada Moscow, si uu kulan madaxeed ula yeesho madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin todobaadyada soo socda,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo diray hambalyo ku aaddan xuska Aas-aaska Ciidanka Asluubta
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto; Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay 53 Sano-guuradii...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo $1Bilyan ugu deeqday Yeman
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Riyaad uga qeybgalay shir caalami ah
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kaga qeyb galey Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga madasha 3-aad...
Ciidamada oo soo afjaray weerar Khawaarij ku soo qaaday guri ay ku sugnaayeen Dad...
Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo ku yaalla degmada Cabdicasiis.
Abaaro...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Xoghayaha fulinta Hay’adda ka Hortagga tijaabada Nuclear-ka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta Hay’adda ka...
Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug.
Madaxweynaha waxaa xarigg jarka...










