Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadlayay Amniga Caasimadda
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadlayay Amniga Caasimadda kaas...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo la kulmay Ku simaha Safiirka UK
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Safaarada Ingriiska ee Muqdisho kula kulmay kusimaha Safiirka Safaarada ee Muqdisho Amb Ed, Brenett, waxa...
Suxuufiyiin Faransiis ah oo laga ceyriyay Dalka Burkina Fas
Maamulka Dalka Burkina Faso ayaa ceyrisay laba weriye oo Faransiiska ,isla markaana u shaqeynaayey wargeysyada Le Monde iyo Liberation.
Labada wargeys ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta...
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo kormeeray xarunta Hay’adda maareynta musiiboyinka
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan JaamacTaqal Cabaas ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta mudane...
Khawaarijta oo dab qabadsiiyay Guryo ay Dad shacab ah lahaayeen
Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug
Ujeedka khawaarijta ay u arintaa ka leedahay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka
Muqdisho, Abril 02 2023--Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG...
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay Barakacayaasha ku nool gobolka Banaadir
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo kaashanaysa hay’adda Cuman Charity, ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 950 qoys oo ku kala nool degmooyinka Cabdicasiis,...
KHAWAARIIJTU MAXAY KU DOOR BIDEEN INAY SOOMAALIYA GABBAAD KA DHIGTAAN?
Khawaariijtu waa kuwa ilaahey ku been abuurtay rasuulkiisana la dagaalay asxaabtii nabigeennana laayay sida qulufaa’u raashidiintii, way soo bixi jireen laakiin walala dagaali jiray...










