Trump oo maanta hortagaya Maxkamad
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sida la filaya maanta oo Talaado ah hortagaya Maxkamad ku taalla magaalada New York, si halkaas ay...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Maxamed Jaamac Haruuse oo maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Cuba...
Qaramada Midoobay oo dalbatay lacago lagu Caawinayo Malawi
Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaareysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay...
Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir & WHO oo ka wada hadlay sare u qaadidda howlaha...
Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banadir Dr. Cabdirahman Axmed Maxamuud iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya oo kulan ka yeeshay horumarinta iyo...
Khaarijta oo qarka u saaran in dagaal ka dhex qarxo
Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii...
Taliska Booliska oo ka warbiyey gaari ATMIS leedahay oo qarxay
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin la bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo sababay dhaawacyada seddax qof.
“Wadasa KM4 wadada aada Tarabunka,...
Ra’iisal wasaare Xamse oo guddoomiyey shir looga hadlayey ciribtirka Khawaarijta
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugidda amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta,...
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo Nairobi uga qaybgalay meertada 3-aad ee garsoorka Afrika
Nairobi: Guddoomiyaha maxkamadda sare ee JFS mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta ka qeyb-galay meertada 3-aad ee garsoorka iyo cagaarinta Afrika oo ka qabsoomay...
Soomaliland oo soo dhowaysay magacaabista ergeyga wada hadalada DFS iyo Soomaaliland
Madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horreysay ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu maalin ka hor madaxweyne Xasan Sheekh u...










