๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐๐ ๐ซ๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป๐ธ๐ฎ: โ๐๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐ด๐ฎ๐น๐ผ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น, ๐๐ถ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฟ๐ฎ...
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Jaamac iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa caawa ka qayb galay munaasibad afur...
Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib
-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
Ciidanka Kumaandoosta Danab iyo ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa howlgalo ka sameeyey dhulka hawdka ah ee waqooyi barri ee degmada Ruun-nirgood ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Jabuuti, Kanada iyo Kuubba
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo...
Raโiisul Wasaare ku xigeenka XFS oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee wada hadallada...
Raโiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wadahadalada Somaliland u...
Shir looga hadlayo cirib-tirka khawaarijta oo ka furmay Muqdisho
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
U jeedka...
Ciidamada Boliska oo soo qabtay rag ku eedeysan Burcadnimo
Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Yaaqshiid, ayaa gacanta ku soo dhigay seddex rag ah oo ku eedeeysan Burcadnimo, kuwaas oo dhac ka geysanaayay isla Degmada...
Ruushka oo sheegay in tallaabooyin millatari uu uga jawaabi doono ku biiritaanka Finland ee...
Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tillaabo militari oo uu kaga jawaabayo ku biiritaanka Finland ee ururka NATO, kaas oo la qorsheeyay in...
Wasiirka Arrimaha dibedda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Canada
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya , Abshir Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee ay...
Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Daacish
Ciidamada ย Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ISIL ee dalka Suuriya, kadib weerar hal dhinac ah oo lagu...










