Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug. Madaxweynaha waxaa xarigg jarka...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo balaaran ka wada deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Daraawishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa howlgalo balaaran waxay ay kawadaan maanta deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Saraakiisha Ciidamada ayaa xaqiijiyay...

In ka badan 42 Khawaarij oo lagu dilay deegaanka Cadalay oo hoostaga degmada Mahadaay

0
In ka badan 42 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo Ciidanka Qaranka, Geesiyaasha dadka deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen...

Generaal Biixi “Khawarijtu Degaan u dhaw Xarardheere ayay shalay ku dagaalameen, iyaga oo iska...

0
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal, Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in dagaal ku dhex maray Khawaarijta agagaarka degmada Xarardheere ay isaga...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada...

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta in wax laga beddelo habka loo wajaho gagaarka Bani’aadannimada

0
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay Madasha Caalamiga ah...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka argagixisada

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada Addis Ababa oo uu kaga qeyb galay shir...

Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka

0
Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la’aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay dhowaan farsameeysay. Safiirka Maraykanka ee...

Dhowr qof oo ku dhntay dhulgariir mar kale ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

0
Dhulgariir kale oo cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay gobolka koonfureed ee Turkiga ee Hatay iyo waqooyiga Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen saddex...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay Afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa xalay ku dilay...