Wararka

DFS oo guddi u magacaawday samatabixinta muwaadiniinteenna ku xaniban Suudaan

0
Ku simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ayย  isugu yimaadeen...

Hoggaanka ciidanka Sudan oo ogolaaday xabad joojin dheeraad ah

0
Hogaamiyaha ย Ciidamada Sudan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood ย oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada ay kula jiraan kooxda...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudaneย  Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo dalka ayaaย ...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SOMDA oo la kulmay xubno ka tirsan Deeq-bixiyaasha Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kampala kaga qeyb galaya Shir ku saabsan sidii ciidamada Soomaaliya ay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadoodaย  ka qeyb-qaadanayaan xasilinta...

Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday

0
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo iskaashanaya ayaa maanta degmada Deyniile gaar ahaan WARLALISKA ku guuleystay in ay gacanta...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Hindiya

0
New Delhi- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan Abubakar oo uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane,...

Norwey oo sheegtay in ay ka goโ€™an tahay ka mira-dhalinta wada hadallada Soomaaliya iyo...

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan arrimaha Somaliland mudane, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Ergeyga Arrimaha wada...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo...