Wararka

Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil oo maanta lagu aasay Muqdisho

0
Alle u naxariistee meydka Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil ayaa salaadda Janaasada lagula oogay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka,waxaana ka qeyb galay Ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo markale bilowday dhageysiga Kiiska Marxuum Cabdixakiim Dhegajuun

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (DhagaJuun). Xeer ilaaliyaha Maxkamadda...

Taliyaha Booliska oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo ay weheliyaan Taliye ku Xiggeenka iyo Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ku...

Midowga Afrika oo Madaxweynihii hore ee Ghana u soo magcaabay Ergeyga gaarka ah ee...

0
Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya. Ergeygaan gaarka ah ayaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaaladda Jeddah ee dalka Sacuudiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isaggoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka,si uu u...

Carruur ku dhimatay guri ku yaala Buula Xuubeey oo uu roob u soo galay...

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in 7 carruur ah ay ku geeriyoodeen guri ku yaala Degmada Wadajir kaddib markii ay biya ugu soo galeen...

Dowladda Hoose ee Xamar oo shaqo ka qabatay dib u furidda isgoyska Miranaayo

0
Iyaddoo la fulinayo amarka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDULLAAHI SHEEKH ISMAACIIL

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

R/Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Sacuudi Carabiya

0
R/Wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka  ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,iygoo gaaray...

Maamulka Galmudug oo wada qorshe lagu dayactirayo waddooyinka

0
Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa wada qorshe lagu dayactirayo waddooyinka,isla markaana biyaha wasaqda ah looga saarayo bartamaha Magaalada ,ka dib kolkii uu khalkhal ku yimid...