Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir-guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee guddiga Joogtada ah ee...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib...
Xukunka Xaasaskii Khawaarijta ee lagu qabtay iyagoo Gaari qaraxyo ku sida
Kow iyo Labaatankii April sanadkan ayay ciidamada nabad-sugidda ku qabteen Number -50 Gaari Layla Calaawi ah oo Kuunya ka soo shiraacday, waxa uu waday...
Hadaf sarreeya, Himilo dhabowday iyo Hogaamiye daacad ah Xurmadle Xasan Sh. Maxamuud (WARBXIN)
“Khawaarij Kabakutukade intii uu calaacalka iyo baroordiiqda ku jirey, waa tanaa khariidadii dhulka uu dulmiga ku joogey lagu qaban lahaa la dejiyey.Waa ku mahadsan...
Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali” Madaxweyne Xasan Sheekh waa u dhabar adeegay...
Wasiiru dowlihii hore ee Amniga Farxaan Cali oo ka qayb galay barnaamijka Raadraac ee ka baxaa Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi oo ay...
Madaxa Wagner Prigozhin oo la sheegay in uu ku dhintay shil diyaaradeed
Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Yevgeny Prigozhin iyo sagaal kale oo rakaab ah ayaa la sheegay inay dhinteen, kadib markii diyaarad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyay doorkooda dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta
Dhuusamareeb :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey kulan looga hadlayey dar-dargelinta shaqooyinka xafiiska xalka waara
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyey kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta shaqooyinka Xafiiska unuga xalka waara (DSU) oo...










