Wararka Gudaha

Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedkan...

Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay

0
Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood ah, taasoo jawaab u...

Guddoomiyaha Haya’adda Maareynta Masiibooyinka oo Daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadamnimada ee Galmudug

0
Dhuusamareeb:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta maamulka Galmudug waxa uu ka daahfuray...

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka ku sugan Baxdo

0
Cabdi Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa isu soo dhiibay Ciidanka Qaranka ee ku sugan Gobolka Mudug gaar ahaa Magaalada Baxdo, Dhagar...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq-maasuq

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Musuq-maasuq oo loo heysto ilaa afar Eedeysane oo ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii hoos loogu dhigi lahaa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo...

Howlgal lagu dilay maleeshiyada ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay deegaanka Ceelasha-biyaha

0
Ciidanka hay’adda nabad-suggidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho  ka sameyay howlgal waxaan ay ku khaarajiyeen dhagar-qabe ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Adkeeyey odayaasha Dhaqanka Galmudug Xoojinta Midnimada Lagu Wajahayo Argagixisada...

0
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa baahinaya boosas ka banaan Xeer ilaaliye iyo Kaaliyayaal. Hadaba lifaaqa hoose jug sii si aad uga hesho faahfaahinta...

Wasiirada Gadiidka ee Soomaliya iyo Kenya Oo heshiis la xidhiidha Hawada kala saxiixday

0
Nairobi:-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Hon Fardowso Osman Egal aya Maanta heshiis Caalmiya oo wadaag ah oo la xiriira Hawada...