Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay Tababbar ku saabsan midaynta Fariimaha Dowladda
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xayir Ducaale ayaa maanta Muqdisho uga furay Tababbar ku saabsan midaynta...
Golaha Aqalka Sare ansixiyey laba Hindise Sharciyeed oo Muhiim ah
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee...
Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Sakariye Cali Axmed.
Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Ex Dable Booliis Sakariye Cali Axmed oo hore ugu Eedaysanaa dilka bareer ah...
Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo dhawaan laga xoreeyey.
Ciidanka...
Shacabka deegaanka Guulane oo taageeray howlgallada Khawaarijta Dalka looga xoreynayo (Warbixin).
:- Saraakiisha ciidamada xaq-u-dirirka deegaanka Guullane, barbaarta gaashaaman, abwaanno,dhallinyaro, haween iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhoweyn heerkeedu sarreeyo ugu sameeyay deegaankaas...
Wakaaladda Murtida iyo wacyigelinta Qaranka oo qabanaysa tartan Suugaaneed qayb ka ah la dagaalanka...
:-Maamulka Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka iyo Guddiga Garsoorka Tartan Suugaaneedka Tilmaamaha Khawaarijta waxay ku wargelinayaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda Suugaanta iyo Farshaxanka...
Horjoogihii ugu sareeyay Argagixisada ka dagaalanta Mozambique oo dilay
Wasaaradda Gaashaandhigga Mozambique ayaa sheegtay in ciidamadu ay dileen Bonomade Machude Omar (Ibn Cumar) oo ahaa horjogihii ugu sareeyay kooxaha argagixisada ee ka dagaalanta...
Ciidanka qaranka ee ku Sugan Caws-weyne oo fashiliyey Weerar ay soo qaaday kooxda khawaarijtu
-Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa fashiliyay weerar ay saaka maleeshiyada Khawaarijta ah ay ku soo qaadeen deegaanka Caws-Weyne oo Gobolka Galgaduud,dhawaan ayaa...
Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka oo howlgal qorsheysan ka fulisay deegaanka Jambaluul
Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada hoose ku burburiyey Maxkamad Beenaadkii...
Howlgal amni xaqiijin ah oo ka socda magaalada Ceelbuur
Ceelbuur:-Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka wadda degmada Qadiimiga ah ee Ceel-buur.
Ciidanka xoogga dalka ayaa gudaha u...










