Wararka Gudaha

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay wafdi Ka Socda Hay,adaha Qaramada Midoobey.

0
Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Galmudug ayaa madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi Ka Socda Hay,adaha Qaramada Midoobey ee kala ah...

Moqdisho oo uu maalin kii labaad ka socdo kulanka Qaran ee xiriirinta Dawladaha hoose

0
Waxaa Maalintii labaad ka socda Magalada Muqdisho Kulanka Qaran ee Xiriirinta Dowladaha Hoose kasoo lagu soo bandhigayay Waxqabadyada Dowladaha Hoose. Madax ka socotay Dowladaha Xubnaha...

Taliiska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in ay qabteen koox dadka tahriibisa.

0
Taliska booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay howlgalo lagu soo qabqabtay dad lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen fal lagu tahriibinayay muwaadiniin Soomaaliyeed. Afhayeenka booliska Soomaaliya...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo deeq gargaar ah gaarsiisay Magaalada Jowhar “Sawirro”.

0
ILAYSKA DALKA:-Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa deeq raashiin waxa ay gaarsiisay Magaalada Jowhar taa oo ay ka faa'ideysan doonaan qooysaskii ku barakacay  fatahaada wabiga. Wasiirka wasaarada...

Ciidanka Xoogga iyo kuwa Jubaland oo hawl-gallo lagu baacsanayo alshabaab ka sameeyay deegaano dhowr...

0
Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ka sameeyey...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgalo ka fuliyay gobolka Bakool.

0
Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed Guutada 9aad qeybta 60-aad ee gobolka Bakool ayaa hawlgal ka fuliyay deegaano ay maleeshiyada Ashabaab ku sugnaayeen sida Farag huuyaley...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo ay ka wada hadleen xiriirka labada...

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda Qarammada Midoobay

0
Guddiga farsamada Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa la kulmay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada arrimaha doorashooyinka. Guddiga ayaa xubnahan ka socda Qaramada Midoobay...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo halkaas...

Wasiirka Ganacsiga oo ka qeyb galay munaasabad ruqsadda Mobile Money lagu bixinayay

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad Baanka Dhexe ee Soomaaliya uu shirkadda Somtel ku guddoonsiinaayey ruqsadda...