Wararka Gudaha

Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay wafdi ka socday Beesha Caalamka

0
ILAYSKA DALKA:-Madaxweynaha maamul gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay weerar argagixiso oo ka dhacay xeradda Gen...

0
ILAYSKA DALKA:-Taliska ciidanka xoogga ayaa xaqijiyay dhimashada 10- kamid ah dhalinyaro dooneysay in ay ku biiraan ciidanka xoogga dalka iyo dhawaca 20-kamid ah dhalinyadasi...

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay howlgalo ciidan oo lagu dilay xubno...

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha...

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka...

Jawhar waxaa sare ukac ku yimid qiimaha lagu iibsado Maceeshadda quutul daruuriga ah

0
Qiimaha badeecadaha kala duwan ayaa sare kac xooggan ku yimid ka dib markii uu fataahaado sameeyey webiga Shabeelle, dadweynaha ku nool caasimadda maamul goboleedka...

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeyn diyaaradaha Kenya la beegsadeen...

0
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo daah-furtay nidaam hab onlayn ah loogu bixinayo Laysimadda

0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta furay kulan hordhac u ah daah-furka Habka Onlaynka ah ee Diiwaan-gelinta...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta Cas

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa...

Mas’uuliyiin ka socota Cutubka Ciidamada Talyaaniga oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

0
Mas'uuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Cabdulaahi Xayir Ducaale iyo Taliyaha Ciidamada...

Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka  dowladda Ugandha Ambassador Mugisha,labada masuul...