maamulka gobolka banaadir oo xarig kajar ku sameeyey wadooyin dib u dhis lagu sameeyey.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami ah oo isku xirta isgooska Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka Wadadaan oo muhiim u ahayd isku socodka gadiidka iyo dadweynaha dhismaha wadadaan waxaa iska kaashada Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka Rer Howlwadaag.