Madaxweynaha Srilanka oo oggolaaday in uu xilka baneeyo maalmaha soo socda
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa aqbalay inuu xilka ka dago , sida uu sheegay sarkaal sare, ka dib markii mudaaharaadayaashu ay xoog ku...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO GAARAY MAGAALADA ASMARA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya.
Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah...
Madaxweynaha Dalka oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eretaria
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaadda ciidda ku oogay Masaajidka Cali Jimcaale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha Galmudug oo salaadda Ciidda la tukaday Shacabka Baxdo
Magaalada Baxdo ayaa maantay si weyn looga ciiday maalinta Koowad ee ciiddul Adxa,waxaana maantay salaadda Ciidd shacabka reer Baxdo kula tukaday Masaajidka weyn madaxweynaha...
Ra’iisal wasaare Xamse oo boqolaal Dadweyne kala qeyb galay Salaadda Ciidul Adxa
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kala qeyb galay boqolaal dadweyne ah Salaadda Ciidul Adxaa oo lagu oogay Masjidka Cali...
Dunida Islaamka oo maanta si weyn looga Ciidayo
Guud ahaan Ummadda Islaamka ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa.
Maanta oo ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey munaasabadda Ciida Carafo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad...
R/wasaare Xamza oo hambalyada Ciidul Adxaa u diray Shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shacabka soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul-adxaa, isaggoo si gaar ah Hambalyo ugu diray geesiyaasha...
Tababar aqoon kororsi ah oo loo soo gabagabeeyay 40 ruux
In kabadan 40 ruux oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa ka faaiiidaystay tabar aqoon kororsi ah oo lagu baranaayay arrimo ku saabsan hogaaminta...