Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan kula yeeshay magaalada Nairobi dhiggiisa dalka Kenya
Nairobi- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo booqasho ku tagay xafiiska xeer ilaalinta guud ee dalka Kenya ayaa waxaa halkaasu...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa u tacsiyeeyay dowladda...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu...
RW Xamse oo uga tacsiyeeyay dowladda Turkiga dadkii ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan...
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna...
Mashruuc gargaar cunt degdeg ah oo loogu talagalay dadka abaaruhu Saameeyeen oo Muqdisho laga...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo xarriga ka jaray xafiiska guddoonka waxaana uu dhagax dhigay xafiisyada...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana...
Maamulka gobolka Banaadir oo qabtay kulan loogu ducaynayo dadkii ku geeryooday musiibadii ka dhacday...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo barordiiq ugu qabtay dadkii ku geeriyooday waxyeeladii...
Golaha wasiirrada oo ansixiyay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka iyo Labo hindise sharciyeed
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu ansixiyay magacaabista Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka,...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay ra’iisul wasaaraha Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Georgia Meloni.
Intii uu socday...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka oo tacsi ugu tegey Safiirka Turkiga
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka Galmudug, Jubbaland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa tacsi ku aadan dadkii ku...










