Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Aqalka sare ku bogaadiyay ansixinta hindise...
Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Cilmi Cali ayaa golaha Aqalka sare uga mahadceliyay ansixinta hindise-sharciyeedka dhismaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda...
Xubno ka mid ah guddiga Qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda oo tababar loo soo...
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Diiwaangelinta iyo Tababaradda Mudane Ahmed Mohamed Hassan iyo Agaasimaha Guud ayaa manta shaqaalaha Guddiga u soo xiray tababar socday muddo laba todobaad...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada...
Ra’iisul Wasaare Xamse: “Gabdhaha Soomaaliyeed waa kuwa ugu kartida badan”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Galbeedka Aasiya ee Qaramada...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dawlada Federalka Mudane, Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka golaha dhaqaalaha iyo bulshada...
Golaha shacabka oo meel mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maareynta deegaanka, waxaana oggolaatay sharcigaasi 143 -xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma...
Golaha shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada
Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa diiday sodoba xildhibaanna...
Shirka taliyeyaasha Boliiska dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad...
Warbixinta waxqabadka todobaadlaha ah ee dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Al...
Xasan Warsame” Horjoogayaashii ila midka ahaa meel qarisa ayey la’ yihiin”(warbxin)
Kooxda khawaarijta oo xiligaani wajaheyso bur bur iyo kala carar kadib markii geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay uga adkaadeen dagaalada ka socda...










