Wararka Gudaha

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo deeq kutubo Diini ah kala wareegay Safiirka Dowladda...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil. Saalax Shariif Sayid,...

Wasiirka warfaafinta XFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo madaxda WFP oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane, Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Guddoomiye ku xigeenka hey’adda mudane, Axmed Cabdi Aadan, ayaa kulan la qaatay madaxa Hay’adda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Rome

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo...

Wasiirka Haweenka XFS oo ku wareejisay Wasiirka Amniga Jubbaland raashin loogu tala galay ciidamadda...

0
Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhawaan gaartay Jubbaland ayaa ku wareejisay wasiirka amniga ee...

Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka dowladda Thailand ee Soomaaliya oo ka wada hadlay la...

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mira dhal ah la qaatay safiirka cusub...

Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada...

0
Kampala- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriradda Rwanda u fadhiya...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Bulluuga XFS oo kulan la yeeshay guddiga Beeraha iyo Xannaanada...

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay guddiga Beeraha, Xanaannada Xoolaha iyo...

Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada ee Aqalka sare oo kala hadlay Wasiirka Caafimaadka XFS horumarinta...

0
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu...

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimahada dibadda oo kalun la yeeshay safiirka dowladda Qatar...

0
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda  Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamse Aadan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda danjiraha...