DILALKA AAN DHAMMAADKA LAHAYN EE KHAWAARIIJTA, BURCADDA IYO CIYAAL WEERADA
Adduunka maanta waxaa ka soo haray ammakaag iyo af kala heyn, waxa socda waxa aan horay loo arag oo mucjiso ku noqday dunnida gaar...
ISBEDDELKA CIMILLADA OO SAAMEYN WEYN KU YEELATAY DHAQAALAHA DUNNIDA
Waxaa dunida soo food saaray arrimo hor leh oo ku soo kordhay kuwaasoo aan loo baran.
Waxaa kordhay duufaanno dabeylo oo biyo xoog badan wata...
DADOOW DOWLADNIMO LAABTA KA OGAADA
Soomaaliya markay xornimada qaadatay habeenkii Calanka Jamhuuriyadda la saarayay lana dejinayay kuwii gumeystaha aniga waxaan ahaa 6 jir gacanta laga hayay oo waxay waalidkey...
CUDURKA MASKAXDA IYO DHIMIRKA KU DHACA OO WAX KA QABAD U BAAHAN !
Toddobaadkan oo ku beegneyd 10kii bishan Oktoober waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta dhimirka iyadoo Soomaaliyana ay ka mid tahay dalalka muddooyinkan dambe...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame” Khawaarijtu qeyb ayay ka yihiin kororka abaarta ka jirta dalka,”
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Kooxda...
Howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta oo dardar uga socda Jubbaland
- Waxaa dardar ku socda howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaannada Jubbaland kuwaas oo ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland.
Madaxda qaranka iyo...
Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wax gal noqday (WARBIXIN)
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya waxa uu sanadkaan meel mariyay (3) Hindse-Sharciyeed oo muhiim u ah Qaranka, kuwaas oo horay Goleyaashii u soo maray...
Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta uga furmay...
Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka....
Wafuud ka socda Warbaahinta Dalalka Islaamka oo kaqeybgalay tababar ka furmay Masar
Wasiirka Awqaafka Dalka Masar Mudane Mukhtaar Maxamed Juma ayaa tababar u furay wafuud ka kala socotay warbaahinta Dalalka Islaamka oo ay ku jiraan xubno...
Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta
Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta
Kooxda arxanka iyo naxariista daran ee khawaariijta kana been sheegata diinta Islaamka waxay ummada Soomaaliyeed in mudo ah ku hayeen...










