TAABAGELINTA NABADDA WAA FIKIR ISKU TASHI AH
Ummad kasta marka ya fekeraan oo ay gartaan waxa ka maqan Meesha ay jiraan si loo helo baadida maqan waxay qorsheeyaan ama meel isla...
DHARKA CUSUB OO AAN LEYSKA MAYRIN IYO MAKE UP-KUBA BADANAA WAXAA LAGA QAADAA CUDURRO...
Way adag tahay inaad iska caabbiso xirashada dhar cusub oo aad imika uun soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cudurrada maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay...
Khawaariijta oo looga adkaaday dagaalka fikirka (WARBIXIN)
Dowladda Soomaaliya ayaa maarkii ay xilka la wareegtay muddo haatan laga joogo muddo 7-bilood ah, ayaa durba Iclaamisay in dagaal lagu qaado Kooxda Maleeshiyaadka...
Madaxweyne JFS oo magaalada Rooma kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa la kulmay...
Madaxweyne Xasan Sheikh ”Waa in loo Midoobo Ciribtirka Argagixisada si loo xaqiijiyo Duni Nabdoon.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo Adis Ababa uga qeyb galay shir ku saabsan sugnaanta cuntada...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow oo weheliyo ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-adanimada Cabdiraxmaan...
Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saaka Maleeshiyaadka Khawaarijtu ku qaadeen xarumaha Ciidanka Xooggu ku leeyihiin degmada Afmadow ee gobolka Jubbada...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka Laascaanood
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.
“ Waxaan dirayaa baaq...
Taliye Biixi” Waxaan dagaal ku dilnay 117 khawaarij ah”.
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi, ayaa faah faaahino dheeraad ah ka bixiyay howlgal ka dhanka kooxda Khawaarijta oo ay ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga iyo safiirka Mareykenka ...
ROME:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Rome, Wasiirka Difaaca dalka Talyaaniga Mudane Guido Crosetto.
Wasiir Crosetto...










