Wararka Gudaha

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa saakay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida loogu shaqeeyo Warbaahinta Bulshada u...

DG Puntland oo xukun kuriday rag ku eedaysan falal Argagixiso

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa xukuntay shabakad ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab. Shabakaddan oo ka kooban lix...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo dib u dhis...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo dib u dhis lagu...

doorashada lix kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Jowhar

0
Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed  Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku yaalla magaalada Istanbul ee...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Kulan wadatashi ah oo looga arinsanayay lagaalanka...

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Kulanka wadatashiga ee lagaalanka Muqaadaraadka kaas oo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Abu Dubai

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu...

Shirka billaha ee Wasaaradda Qorsheynta oo looga hadlay arimo dhowr ah

0
Shirka billaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda, waxaana shirka furay Wasiirka...

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka...

Argagixisada Al-Shabaab oo gubay tuulooyin hoostaga degmada Balcad

0
Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen dad u badan beeraley iyo...