Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo shaaciyey xiliga lagu dhawaaqayo Xukunka Dacwada Badda Soomaliya

0
Xukunka dacwada muranka Badda ee dhexaysay Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa si rasmi ah ay ugu dhawaaqi doontaa Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ 12-ka...

Wasiirka waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Safiirka midowga Yurub u jooga Soomaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub...

Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha u jooga Soomaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cusmaan Abokar Dubbe ayaa maanta wada -hadallo miro -dhal ah la yeeshay Danjiraha cusub...

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee doorashada oo kulan la qaatay ururada haweenka Gaalkacyo

0
Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka doorashada 30% ayaa kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka  kula qaatay Magaalada Gaalkacyo ururada haweenka Gaalkacyo iyadoona kulanka ay goob...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

0
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo...

Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar

0
Kulanka Bandhigga iyo baahinta warbixinta dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabelle. Kulanka ayaa lagu soo bandigay warbixinta  dib-u-eegista...

Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug oo kulan aqoon isweydaarsi ah u soo xirtay Shaqalaha Wasaaradda”

0
Wasaarada Arimaha gudaha  ee dowalad goboleedka Galamuga ayaa  maanta kulan aqoon isweydaarsi ah Magaalada dhuusamareeb ugu  soo xiratay shaqaale isugu jira kuwa Wasaaradda iyo...

Habraaca Saxda ah ee Doorshada Aqalka Sare ee BFS (Somaliland).

0
Habraaca Saxda ah ee Doorshada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  (Somaliland).

Senator Xasan Koboc oo lagu doortay Jowhar

0
Senator Xasan Iidow Muxumad (Koboc) ayaa ku guuleystey doorasho goordhow ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xasan Koboc ayaa waxa uu helay...

LIXDA CUDUR EE DILAAGA AH

0
Waxaa jira lix cudur oo dilaa ah waxaana ka mid ah jadeecada oo badiyaaba ku dhacda carruurta, waxaana lagu gartaa xummad ama qandho daran...