Madaxweyne Xasan oo kormeeray xerada Jeneraal Goordan oo ay ku jiraan ciidamo ku biiraya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar-galinaya halganka dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho...
Yemen:78 ruux oo ku dhintay goob lagu bixinaayey adeeg samafal
In ku dhow78 qof ayaa lagu dilay isbuurasho ka dhacday iskuul ku yiillay caasimadda Yemen ee Sanca,xilli dad boqolaal ruux ah ay sugaayeen adeeg...
DFS iyo wakiilllada Caalamiga oo ka wada hadlaya samatabixinta Soomaalida ku go’doonsan dalka Suudaan
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane, Xamse Aadan Xaadoow, ayaa kulan iskugu yeeray Muqdisho qaar ka mid ah wakiillada hay’adaha caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diray tartamayaasha magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa’uud Aweys Jaamac Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in tartan cilmiyeedka Warbaahinta...
Yemen:78 ruux oo ku dhintay goob lagu bixinaayey adeeg samafal
In ku dhow78 qof ayaa lagu dilay isbuurasho ka dhacday iskuul ku yiillay caasimadda Yemen ee Sanca,xilli dad boqolaal ruux ah ay sugaayeen adeeg...
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo si rasmi ah u soo xiray Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa caawa soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay 5-sarkaal oo lagu tuhmayo Masuq-maasuq
Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir ayaa kaddib howlgal qorsheysan oo uu ka fuliyey garoonka Aadan Cadde ee magadaalada Muqdisho waxa uu gacanta ku dhigay Shan...
Madaxweyne Laftagareen oo Hambalyo u diray Abdifatah iyo Maxamed oo kaalimaha 1-aad iyo 2-aad...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hambaliyo udirey dhammaan Tartamiyaasha Quraanka Kariimka ee metelayey Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Diinta XFS oo kormeeray fariisin ay ciidanka ku leeyihiin duleedka Baydhabo
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Diinta iyo arrimaha Owqaafta xukuumadda federaalka Xildhibaan Saalax Shariif siidkey oo weheliyo Abaanduulaha Qeybta 60aad CXDS Gaashanle Dhexe Cali Xabad ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ayaa abaal marinno guddoonsiiyey halyeeyada kaalimaha...










