Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay wajiga Labaad ee wwadatashiga diyaarinta Istaraatijiyadda...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqankan iyo Dalxiiska, waxaana ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska DFS,...
Madaxweynaha Galmudug oo soo xiray shir looga hadlayey hergalinta nimaadka Dowladnimada loo dhan yahay...
Dhuusamarreeb- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka Hooyadda iyo Dhallaanka
Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo faray wasaaradaha qaybta ka ah tiirka Soomaali heshiis ah inay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa warbixino ka dhagaystay...
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furtay wejiga labaad ee shirka Diyaarinta qorshaha Warbaahinta Qaranka
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo Maanta Daahfurtay Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka Ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka Oo ay ka qeyb...
Waa kuma Horjooge “Ismaaciil Injineerka” oo madaxiisa la dul dhigay Shan Milyan oo Dollar?...
Horjooge Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo Mareykanku dul dhigay madaxiisa lacag dhan 5-milyan oo dollar, waa nin dhagar badan kuna shaqeysta maleeshiyaad uu aad u...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Isagoo Xilkaas u Magacaabay Mudane...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulammo la qaatay xubnaha labada guddi ee dib u eegista...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay xubnaha labada guddi ee dib u eegista Dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha Labada Guddi ee Dib-u-eegista dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan...










