Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweeyay dhigiisa dalka Burundi
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibedda iyo horumarinta Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Burundi mudane Albert Shingiro iyo...
Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud...
Maamulka Gobolka Banaadir oo xiray goobo lagu iibiyo Maandooriyaha oo ku yaala xeebta Liido
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed...
Boliiska oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan in uu dhaawac u geystay muwaadin...
Ciidanka booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif (Cabdi Haash Gaad) 30 jir ah,...
Mataaneynta Magaalooyinka Muqdisho iyo Belgrade
Belgrade:- Safiirka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiga dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay...
Madaxweynaha JFS oo cafis u fidiyay 127-Maxbuus oo ku eedeysnaa dambiyada fudud
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis u fidiyay 127-maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee...
Khasaaraha Khawaarijtu lagu gaarsiiyay weerarkii Masagawaa oo la shaaciyay
Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud.
Generaal Tareedisho...
Ciidamada Xoogga Dalka oo fashiliyay weerar nafla caari ah oo Khawaarijta ku qaadeen degmada...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogagga dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ku jabiyay weerar nafla caari ah oo ay saakay isku dayeen in ay ku arbushaan...
Ciidamada Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland oo qaaday howlgal ka dhan ah Khawaarijta
Ciidaamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay deegaanno hoos yimaadda degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose,...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANAAN SHACAB AH
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo...










