Ciidanka Danab oo deeq gaarsiiyay qeybo ka mid ah degaannadii laga xoreeyay khawaarijta
Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa Shacabka ku nool Magaalada Galcad iyo degaannada u dhow gaarsiiyay deeq raashiin ah.
Degaannada deeqdaan ay gaarsiiyeen ciidanka XDS...
Kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaay, Taliyaha Ciidanka Boliiska...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay furitaanka Bandhigga Buugaagta ee Jabuuti
Jabuuti:- Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buugaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo...
Ergeyga madaxweynaha JFS u qaabilsan Xuquuqda Muhaajiriinta iyo Carruurta oo walaac ka muujisay xaaladda...
Iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu si gaar ah isha ugu hayo xaaladda ka taagan Dalka Suudaan, gaar ahaan daryeelka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalkaasi ayaa,...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho...
Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose
Ciidanka xoogga Dalka iyo Darawishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameyeen degaanada Buula madeey iyo alamgaab oo katrisan jubbada Hoose waxa ay ku burburiyay...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Salaadda janaasada AUN Marxuum Cabdi Casiis Maxamed Maxamuud
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo Saraakiil ayaa Salaadda janaasada kula...
Suudaan:Daadgureynta dadka ajanabiga ah oo ka socota Khartuum
Waddamada shisheeye ayaa ku howlan sidii ay muwaadiniintooda uga soo saari lahaayeen Dalka Suudaan oo todobaadkii labaad ay ku dagaalamayaan laba garab oo ciidamo...
Howlgalka la dagaalanka maandooriyaha iyo anshax xumada oo si xoogan uga socda magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa howlgal loogu magacdaray la dagaalanka Maandooriyaha iyo Dhaqan Xumada wajigiisii labaad...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo howlgal lagula dagaalamayo maandooriyaha kawada caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa howlgal loogu magacdaray la dagaalanka Maandooriyaha iyo Dhaqan Xumada wajigiisii labaad...










